linguisthub logo

Somali Glossary – Business

for Public Service Interpreting

 

A
Accident InsuranceCaymis Shil
AccruedKa dhashay
Additional ChargesEedayn Dheeraad ah
Adjudicate, to (to award)Abaal-marid
AirbillBiilka diyaaradda
Allocation for indemnity (or compensation)Mag-dhab u qoondayn
Anti-Fraud SquadHorinta Khayaano ka-hortag
Approval (authorization)Ogolaansho
Arrears InterestRibada Deynta lawada bixin
Assets and LiabilitiesRaasumaal iyo Deyn
Auction [procurement]Xaraash ku gadasho
Auctions (2) (internet)Xaraashid
Audit see internal auditXisaab hubin
Automobile, life and property insurancesCaymista baabuurka, nolosha iyo hanti maguurto ah
Award, to (Tendering)Abaal-marid
Award Notice (Tendering)Ogeysiin Abaal-marid

 

 

B
B2B (back to basics)Gundhig dib ugu noqod
B2B (Business to Business)Ganacsi ka socota kuna socota Ganacsi
B2C (Business to Consumer)Ganacsi ka socota kuna socota Macmiilka
B2R (back to reality)Xaqiiq dib ugu noqod
Backup withholdingAyidaad ka-hayn
Balance (end of year)isku-qiyaas
Balance (quarter)Isku-qiyaas
BargainQiima jaban
Benefits in kind (accounting)Manfacyo alaab siin ah
Bill of landingBiilka soo degga
Bipolar PoliticsSiyaasad Laba af leh
BlacklistedQof laga shakisan yahay
Blue-ChipMaal-gelin laysku hallayn karo leh
Blue-Chip (companies)Shirkadaha maal-gelin laysku hallayn karo leh
Blue-Chip (shares)Saamiyada maal-gelin laysku hallayn karo leh
Board of Directors Guddiga Agaasimayaasha
BodyUrur
Bonds issued see participation bondsWarqadaha caddaynaya maal-gelin la bixiyay
Book divided into 3 values/volumesBuug loo qaybiyay 3 qiime/buug
BoomGanacsiga oo barwaaqooba
BorrowerDeyn-gale
BranchLaan
Branch officeXafiiska laanta
Break-even (Stock Exchange)Faa’iido iyo khasaaro midna aan keenin
BrokerDallaal
Building Agreement / contract see Specification

Book and Specification Agreement

Heshiis / qandaraas Dhismo
Building InsuranceCaymis Dhismo
Building SocietyShirkad maal bulsho ku socota
Business and individualsGanacsi iyo Dad
Business PlanQorshe Ganacsi
Business Reply MailBoostada Lugu jawaabo ee Ganacsi

 

C
Capital injectionRaasummaal ku duris
Captive InsuranceCaymis Xabbisan
Carried outFulin
Cash CommoditiesBadeeco Lacag caddaan ah
Cash-flowQul-qulka lacag caddaan ah
Cash MarketSuuqa Lacag caddaan ah wax lugu kala gatto
CDMA (Code division multiple access) Jidka qayba badan ee qaybta ee baaq sir ah leh Chief Executive Officer (CEO)Masuulka Hoggaamiye ah ee Maamulka sare
Cold WarDagaal Qabow
CommoditiesBadeecoyn
Commodities & Futures Exchangeis-dhaafsiga Badeecoynka iyo Aayo
Competition (procurement)Tartan
Competitive bidding (procurement)Qiime bandhigid tartamaya
Competitive taxesCunshuuro tartamaya
Congenerous InstitutionsShirkado isu eeg
ConsortiumUrur
Construed (in contracts)La macneeyay
Contents InsuranceCaymis Alaab meel ku jirta
Contest (procurement)Loollan
Contract Program (Tendering)Ajandeha Qandaraas
Contract Proposal (Tendering)Qorshe Qandaraas
Contractor Successful TendererQandaraasle
Convention agreement, treaty, formalityDhaqan
Conversion of leasing in banksHishiiska kiro oo guri bangi ku bedalid
CopyrightXuquuqda daabacaadda
Corporate BodyUrur Midoobay
Corporate companyShirkad midoowday
Corporate Income Tax see Income TaxCunshuurta Dakhliga Shirkadda
Corporate LawSharciga Shirkadeed
Corresponding/Agreeing PeriodMuddo Xiriir/Heshiis
Corruption (to consolidate corruption)Musuq-maasuq
Cost-plus contracting (procurement)Qandaraasinta qiime lugu daray
Co-VenturersBiimo wada gala
Credit card and financial areasKaarka deyn-qaadashada iyo qaybta maaliyadeed
Credit Life InsuranceCaymis Nolol Deyn
Credit Purchase (additions)Deyn Gadasho
Critical Phase displacement Out of phaseMarxalad la’
Cross-countryWaddada ka baxsan
CurrentlySocdaal ah
CorruptionMusuq-maasuq
Customer Integrated RegisterDiwaanka Macmiilku ku jiro

 

D
Daily evolution (Stock Exchange)is-beddelka maalinkaste
Data CentresXarumaha Macluumaad
Data Protection AgencyWakaaladda Dhawritaanka Macluumaad
Debt overhangQiyaasta deyn
DeedFal
Delegation of PowersAwood Wafdi
Deregulation (open industry to private competition)Xeer ka qaadis
Direct MailBoosto Toos ah
Director GeneralAgaasime Guud
Disposable income net get homeDakhli La dejin karo
Domiciliation agreement or accommodation address agreement that allows you to register your firm/business at the address of someone elseHeshiiska deegaan ama ciwaanka degaan
Down-regulationXeer hoos u dhigid
Due date for PaymentMaalinta Bixin la-filayo
Dumping GroundDhulka Qashin-qub

 

E
E-cataloguesBuugaagta wax laga gatto ee internedka
E-commerceGanacsiga internedka
Economy of scaleDaqaale xoog leh
Effective Partnership Shirko Saamaynaya
E-marketplaceSuuqa internedka
Emergent Markets LabelMagaca Suuq ee Shaac-baxay
EmergesSoo-bixid
Enabling institutionShirkad u-ogolaanaysa
End proposal collection systemsHabka ururista qorshe ee dembe
Enforceable decisionQaraar la fulin karo
Entered into on (date) contracts, minutes, etcLa geliyay
E-procurementInterned ka helid
EquityCaddaalad
EscrowWax qof lugu aamino ilaa qof kale u fuliyo shuruud
Escrow agentWakiilka qof ku aamina wax ilaa qof kale u fuliyo shuruud
Escrow serviceAdeega wax qof lugu aamino ilaa qof kale u fuliyo shuruud
Escrow transactionHeshiis ganacsi oo qof wax lugu aamino ilaa inta la fuliyo shuruud
Escrowed fundsSanduuq qof lugu aamino ilaa inta la fuliyo shuruud
Estate AgentWakiilka Hantida
Estate ManagerMaamulaha Hanti
Exchanges (in B2B)is-dhaafsi
ExploitationDhiig-miirasho
Execution see performanceFulin
Executive Board, the See General ManagementGuddiga Maamulka sare
Executive PowersAwoodda Maamulka sare

 

F
Fee Adjustmentsisku-hagaajinta Ujro
Feeder marketSuuqa gaarsiiya
Financial Gearing U-qaabayn Maaliyadeed
Financial groupKoox maaliyadeed
Financial HiringKiraysiga Maaliyadeed
Financial ReportingWar-bixinta Maaliyadeed
FinancingMaal-gelin
Fines and associated penaltiesGanaaxyada iyo ciqaabyada soo raaca
First MortgageDeynta Ugu horeysa
First rank bankBangi Darajo dheer
Fixed Assets / PPERaasumaal Degsan
Food vouchers (food allowance)Tigidada Cunto
Foreign TradeGanacsiga Dibadda
Franchiser – franchisedQofka shirkad ka qaata ogolaansho magac
Frantic ScrambleTafid Wal-walsan
Fresh thinking energised youthDhallin fakar jidiid ah fir-fircooni u keeno
Fringe benefits (eg. Company Cars, private health plans, etc)Wax-dheefka dul-socodka ah
FundedMaal-gelin

 

G
GDP (Gross Domestic Product)Badeecada Gudaha Jumlo
General Damages (Insurance Co.)Waxyeellada Guud
General ManagementMaamulka Guud
General MeetingKulan Guud
Globalisation of business as an economic evolutionGanacsi adduun gaar siis
Globalisation of an enterprise that establishes an international presence with local branch or distribution officesShrikad adduun gaar siis
Globalisation (web sites) (see localization) deals mainly with business decisions and strategies – process of creating local or localized versions of web sitesAdduun gaar siis
GoodwillSama-doon
GradientDegaan-dag
Grand RightsXuquuqda Weyn
Grant, to Loo ogolaado
Ground RentKiro Aasaas ah
GSM (Global System for Mobile Communications)Habka Addunka ee Xiriirka Dhaqaaa ah

 

H
Half year bonus, bi-annual bonusGunnada sanadka bartamihiisa
Head of DivisionMadaxa Qaybta
Head of UnitMadaxa Cutub
HP – Hire PurchaseKiro Gado

 

I
Implementing powersAwood fulin
Includes provisions on…Ku jiraan shuruudaha ..
IncomeDakhli
Income ProfitMacaash Dakhli
Income TaxCanshuurta Dakhli
Independent ContractorQandaraasle Madax-banaan
Industry’s total world spendingKharash-garaynta wadar ah ee adduunka ee Warshadda
Inert SubstrateAasaas Aan awood-dhaqaaq lahayn
In forceOo quwad leh
Informed ConsentOgolaansho La ogaysiiyay
Inland Revenue DepartmentQaybta Dakhliga Dalka gudihiisa
Inputs, re-inputs and outputsGelis, dib-u gelis iyo ka saarid
Insolvency Musallif
Interest liability/ interest payableMasuuliyad Ribo
Interests on Invested CapitalRibada Kharashka La maal-geliyo
Internal AuditXisaab hubin Gudaha ah
IntroducedLa soo saaray
Investment portfolioShandadda maal-gelin
Investment Trust (or Fund)Sanduuqa Maal-gelin
Investment walletShandada Maal-gelin
Invitation (to bid) (procurement)Marti-qaad (gorgoro bilaabid)

 

J
Joint-stock companyShirkad Raasumaal isu-xiran leh
Joint Tenants (investment)Maal-geliyayaal isu-xiran
Joint TenantsKiraystayo isu-xiran
Jointly liableMasuuliyad isu-xiran qaba

 

K
Key personnelShaqaalaha muhiim ah
Know-howGarasho sida wax loo qabto

 

L
Landed CostQiime La fariisiyay
LeasingHishiiska kiro oo guri
Leasing SectorWaaxda Hishiiska kiro oo guri
Ledger Now done in computer packagesDiiwaanka weyn ee xisaabaadka lugu guuriyo
Ledger – purchase Supplier’s accountsDiwaanka weyn ee xisaabaadka lugu guuriyo
Ledger – sales Customer’s accountsDiwaanka weyn ee xisaabaadka lugu guuriyo
Legal Charge (mortgage)Ujro Sharci ah sida deyn
Legal InstrumentQalab Sharci
LETS Local Exchange Trading SchemesKhiddadada Ganacsi ee is-dhaafsiga Gudaha
Level InsuranceCaymista is-le’eg
LeverageKabaalid
LiabilitiesDeymo
Liability InterestRibo Deyn
LicenceShati
LicensedShati leh
Licence holderShati hayste
LicenseeShatile
Licensing AuthorityDawladda Shati bixinaysa
Licensing AuthorizationOgolaansho Shati
Limited Liability CompanyShirkad Deyn Kooban
Liquidity, Shares, StocksRaasumaalka lacag lugu bedali karo
Localization The actual process of making a product suitable for use in a particular target marketBadeeco suuq khaas ah ku soo simid
Logistic ProceduresHabka isku-duwidda iyo socodsiinta hawl fara badan
Long hireKiraysasho dheer
Long term interest rateSaamiga ribo ee waqti dheer

 

M
Made a killingLacag badan soo saarid
ManagerMaamule
Money judgment or award (of costs)Xukun ama abaal-marin lacag ah
MortgageDeyn
Mortgage LenderDeyn Bixiye
Motion (proposal)Talo soo jeedin
Municipal tax (Local tax)Canshuurta gudaha

 

N
National FundSanduuqa Qaranka
Niche MarketingHabka-suuqgaynta ee Haboon
Nominal amountCaddad aad u jaban

 

O
0800 numberLambarka 0800 ee bilaash ah
OECD (Organization for Economic Cooperation and Development)Ururka iskaashiga iyo Horumarka Dhaqaale
OPEC (Organization of Petroleum Exporting Countries)Ururka Wadamada Dhoofiya Saliidda ceeriin
Open competitionTartan furan
Open Fund (Closed Fund)Sanduuq Furan
Open market desk Miiska suuqa furan
OutputKa sarid
Outsourced resourcesIlo-dhaqaale si aad ah loo istcmaalay
OverdraftLacagta bangiga lagala baxo ee dheeraadka ah

 

P
PABX (Private Automatic Branch Exchange) see PBXIs-dhaafsiga Laan ee Khaas ah ee Otomaatik ah
P&L – Profits & LossesMacaash iyo Khasaare
Participation BondsWarqadaha caddaynaya Ka qayb-qaadasho
Participation UnitsSaamiga Ka qayb-qaadasho
Partner companies (affiliated companies)Shirkadaha shariig ah
Partner ProgrammeAjande Shariig
Patrimonial balanceIsku-qiyaasta dhaxal
PayrollHabka mushaar u diyaarinta shaqaalaha
PBX (Private Branch Exchange) see PABXIs-dhaafsiga Laan ee Khaas ah
PDA (Personal Digital Assistant)Kaaliyaha Shakhsi ahaaneed ee Lambaro-leh
Percentage of disablementBoqolleeyda awood-beelka
Performance see executionFulin hawleed
PIN NumberLamabarka khaas ah ee bangigu qof siiso
PolicySiyaasad
Policy (2) (insurance)Hishiiska caymiska
Policy implementationSiyaasad fulin
Portfolio commodities, gold, etc…Shandad
PowersAwoodo
Precarious creditDeyn halis ah
Preferred private stockholdersSaamileyada khaas-ahaaneed ee laga door- biday
Prices / Turnover (Stock Exchange)Qiime / Dakhliga-gadma muddo ga’an
Price-taking (procurement)Qiime qaadidda
Private limited-liability co.Shirkadda Deyn Kooban ee Khaas-ahaaneed
Profit SharingMacaash Wadaagid
ProjectMashruuc
Property InsuranceCaymista Hanti maguurto ah
Pro rata consolidationIsu-tag isu dhigma
Provisional Tax on Financial TransactionsCanshuurta Ku meel gaar ah ee Macaamil- ganacsi ee Maaliyadeed
Provision of, theBixinta
Public Enterprise see State EnterpriseShirkad ee Bulsho
Public notice (procurement)Digniin ee bulsho

 

R
R & D – Research and DevelopmentBaaris iyo Horumar
Rainy Day FundSanduuqa Maalinta Roobka
Ready MoneyLacag Diyaar ah
Receivership, inLa xiriirka qof sharcigu u xilsaaro maamulidda arimaha qof musallifay
ReconversionDib isu bedalid
Registered OfficeXafiis Diiwaanka ku jira
Regulations Xeerarka
Regulatory requirementsWaxa loo bahan yahay ee xeer ah
Reorganization Plan Qorshe Wax dib lugu nidaaminayo
RepealNasakhid
Reply paidJawaab boostadeeda la bixiyay
Reserves from Asset RevaluationKaydda ka hara Dib-u qiimaynta Raasumaalka
Resident, International + Foreign FundsSanduuqyada Deganaan, Caalami ah + Dibadeed
Resign (to)is-casilid
RevenueDakhli
Revocation see withdrawingBaabi’in
RoleDoor
Rooted deep (or deeply rooted)Xidid hoose leh
Rule, byXeer
Rule, to lay down aXeer
Rule outIska-deyn
RulesXeerar

 

S
Sanctionary + Preventive TechniquesFarsamoyn Cuna-qabatayn Ka hortag leh
Savings AccountXisaab-kayd
Scheme of ArrangementsKhiddada Qorshe samayn
Second set of books to get away from taxesXirmo labaad oo buugaag
Securities marketSuuqa Amni
Self-Employed see sole traderIskiis-u shaqaysta
Set Up ChargeUjro Aasaasid
Settlement members see trading membersXubnaha heshiis
Shake-upDib-u habayn
SharesSaamio
Shares basketDambiilka saami
Sharing UnitsQaybaha Saami
SITC (Standard International Trade Classification)Kala-saaridda Maqbuul ah ee Gancsiga Caalaami ah
Small Commercial Companies Assistance FundSanduuqa Gargaarka Shirkadaha Yar-yar ee Ganacsi
SME – Small to Medium Enterprise (plural – SMEs)Shirkadaha Yar-yar ilaa Kuwa heer dhexe
Sole Trader (see Self -employed)Ganacse Kali ah
SolelyOo kaliya
Specification Agreement (Tendering)Heshiiska Tilmaamo
SpokesmanAf-hayeen
Spot AuditXisaab hubin Deg-deg ah
Standalone serviceAdeeg is-u taagan
Standard compliance/agreementAddecid/heshiis maqbuul ah
StandardsHeerar
State Enterprise see Public EnterpriseShirkada Dawladda
StatuteQaanuun-qoran
Statutes (constitution of a company)Xeer-degan
Stock Exchange ratesQadarada suuqa lugu kala gato maal-gelinta shirkadaha
StocksRaasumaal
Stocks and SharesRaasumaal iyo Saamiyo
Strike (stock exchange)Mudaharaad shaqo
Surcharge overcharge, overloadingUjro siyaadi ah

 

T
Tax AccountingXisaabinta Canshuur
Tax DeductibleCanshuurta Ka go’I karta
Tax invoiceBiilka Canshuur
Tax Payers ID CardKaarka Aqoonsiga Canshuur Bixiyaha
Tax Payers Reference NumberLambarka Tixraac ah ee Canshuur Bixiyaha
Tenancies of immovable propertyMuddoynka ijaarka hanti maguurto ah
Terms and Conditions (contract) Articles and Conditions of a Contract see Specification Agreement (Tendering)Shuruudaha
Terms and Conditions (website)Shuruudaha
Think Tanks Group of managers get together to solve problemsDadka arrin ka fakaraya
Third System Financial InstrumentsQalabka Maaliyaaded ee Habka Sadexaad
Time ManagementWaqti Maamul
Timeshare BasisSalka Waqri qaybinta
Total price contracting (procurement)Qiimaha wadar ah ku heshiin
TradeGanacsi
Trading members (Stock Exchange) see settlement membersXubnaha ganacsashanaya
Training SessionsKulano Tababar
TransmutedLa qaab beddelay
Trust BondsWarqadaha caddaynaya maal ammaano gelin
Trusteeship systemHabka ammaano-haynta
TurnoverDakhliga-gadma muddo go’an

 

U
Underwriter – Insurance CompanyQofka saxiixa oo ogolaada deyn
Unilateral demandsDalbyo hal-dhan ka socda
Unincorporated associationsUruro aan isu-tagin
Unit price contracting (procurement)Qiimaha cutub ku heshiin
Upregulation see down-regulationXeer kor u qaadid
Uproar (Hubbub)Sawaxan

 

V
VAT (Value Added Tax)Canshuurta Qiime Lugu daray
VAT Registration NumberLambarka Diiwaan-gelinta ee Canshuurta Qiime Lugu daray

 

W
Waiver of a claimKa tanaasulaha ee dalab
WAP (Wireless Application Protocol)Hab-raaca Dabakhaadka Bilaa-silig ah
Warrants (Autonomous) (Stock Exchange)Kafaalad qaadayaasha
Well received billBiil si haboon loo helay
Went heavily into debtXoog deyn u galay
White Paper official terminologyWarqada Cad
Withdrawal (revocation) eg. Of an authorization see RepealJoojin
Wireless bankingBangi toos ah
Work flowQul-qulka shaqo
WorkhorseQof shaqo fiican
World-class Financial CentresXarumo Maaliyadeed oo Heer caalami ah leh

 

Y
Young Entrepreneurs Assistance FundSanduuqa Gargaarka Ganacsi-aasaaseyaasha Dhalin ah

 

Z
Zip Code (US) Post Code (UK)Summada boostada