linguisthub logo

Somali Glossary – General

for Public Service Interpreting

 

A
AbstractWax aan la taaban karin
Acknowledgement ReceiptBiilka Qiris
A couple of…Laba …
A1 Café Fantastic, brill, fab, top caféMaqaayadda Ugu fiican
After all those yearsintaas oo sanad ka dib
Allowed ourselvesisku fasaxnay
Appeal particularly to womenSiiba dumarku danaysto
Arcane AreaQayb fahmideedu u bahaantahay aqoon khaas ah
As appropriateSida haboon

 

B
Backstroke (swimming)Jeega-jeego u dabaalasho
Backwards-lookingXagga dambe eegaya
Bad weekTodobaad xun
Bank TransferWareejin Bangi
BaseballCiyaar waooyga Ameerika caan ka ah, oo lugu dheelo ul iyo banooni yar
BattleDagaal laba waddan ama laba ciidan
Body workKa shaqaynta qolofta kore ee baabuurka
Boom-TruckWax lugu xiro shiraaca doonyaha ama maraakiibta
Brave to a faultSi xad-dhaaf ah geesi u ah
Breaststroke (swimming)Dabaal joogleyn
Bronco BustersDadka Fardaha jabiya
BTU (British Thermal Unit)Halbeega Ee kul Ee ingiriiska
Built-up areaQayb la Dhisay
BulletinWar
Bullish StanceAkhlaaq Kacsan
BumperCaagga baabuurka ku wareegsan
Bus/Cycle LaneDariiqa Baska/Baaskiilka
Buzz-wordKalmad xirfad leh

 

C
Calling into questionSu’aalid
Camera Ready ArtworkFarshaxan Kaamaro Diyaar ah la isticmaalo
Camp (Gay)Khaniis
Camping site EncampmentGoob xero
Catch up with the spirit of the age To keep up with modern, young advancementSoo gaar hab-dhaqanka da’dan
Century, 19thQarniga sagaal iyo tobanaad
Certain, aQaar
Change GearsGeyrka Beddel
Change lanesLaynka beddel
Check-in counters (airport)Miisaska isa-soo xaadirinta ee madaarka
Chicken Pot Pie (Halloween recipe US)Bur lugu dhex sameeyo digaag oo Ameerika laga isticmaalo
Clutch (car)Farisyoone
CollegeKulliyad
CommonplaceMeel la wadaago
ContraryLiddi ku ah
Cooler eg. in a machineQaboojiye
Crawl (swimming)Gacan-saarre
CruiseSafar tamashle ah u bixid
Customer ServiceAdeega Macmiilka

 

D
Darky quips, makingHadalo yar oo xiisa leh oo mugdi ah
DD (Direct Debit)Lacag ka bixin Toos ah
Defending a thesisDifaacaya aragti
Dent (in car)Buusnaan
DepartmentQayb
Desired salary Mushaarka la rabo
Desired salary to be definedMushaarka la rabo oo la qeexi doono

Diminished giant syndrome Calaamadda cudur ee cimlaaq yaraaday

Dipped Headlights

Nalka-hore Hoos u janjeertay

Disabled parking spacesMeelaha baabuurta la dhigto ee curyaanka
DiversQuuseyo
DIY StoreDukaanka laga gato alaab kelidaa aad u dhisaysid
Doctor’s degree dissertation (USA) Imtixaanka qoraal ah ee Takhtarka
Dolphin stroke (swimming)Dabaal-joogleynta hoon-baro
Drawn into, to beKu soo jiita
Driver’s Licence see ProvisionalBatante
Dual CarriagewayWaddo labada dhinacba u socota
Dull BackclothMaro la ranjiyeeyay ee dambe oo liidata
DVLA (Driver & Vehicle Licensing Agency)Wakaaladda Batanta

 

E
EarmarkedLoo qoondayay
Economic Exploitation use for profitDhiig-miirasho Dhaqaale
Education Centres for InfantsXarumaha Waxbarasho ee Cunuga
EffectivenessWax-tar sidii la rabay
EfficiencyWax-qabad fiicni
Enlist, to (to enrol, to inventory) Is-qorid
Entry phoneTaleefoon albaabka lugu dhajiyo
EssentiallyAasaas-haan
EstablishesAasaasid
Every otherKasta Evil
Empire Imbiraadooriyad Shar leh
Exciting ChallengeTaxaddi Xiisa-leh
Exemplificative Tusaale bixinaya
Extension (telephone)Khad taleefoon oo gaar-ah

 

F
Featured Products selected products/items / marked productsBadeecoynka La muujinayo
Fish and Chip ShopDukaanka Kalluun iyo Bataato kidfan oo la shiilay iibiya
Food AllowanceGunno Cunto
Food VouchersTigidada Cunto
Free MembershipXubinimo Bilaash ah
Freestyle (swimming)Hab xor ah
Full Beams (headlights)Nal meel ka soo iftiimaya
Full RantHadal aad u kulul
Further EducationWaxbarasho Dheer

 

G
GayKhaniis
GearsGeyrar
Get the same raspberrySoo qaad mirada guduudan oo cinabka u eg oo isku-mid ah
Globally (refers to the globe) see “on the whole”Caalaami ah
Goatee beardGar sacuudi
Goes down your throatCunahaaga ku dhaadhacaya
Good knowledge of, (experience with)Aqoon fiican ka qaba …
GraduatesQofka ka qalin-jabiya jaamacad, kulliyad ama dugsi
Graduating, isQalin-jabinaya
Grip Truck (Cinema)Kaaliyaha Shaneemaha

 

H
Half-termMuddada waxbarashada bartameheeda
Harry said (end of quotation)U yiri Harry
Have fun at work, toXiisaynta shaqada
He set himselfWaxa uu isu qabtay
HeritageDhaqan
HGV (Heavy Goods Vehicle)Baabuurka lugu qaado alaab culus
High-Lift (also called Fork-Lift)Kor-u qaadid
High-Lift TruckGaariga Kor wax-u qaada
HiringShaqo-siin
Honorary DegreeDarajo cilmi oo Sharaf ah

 

I
I.e. (abbrev)Taas oo iraa
Icy and isolated racial integritySharaf jinsiyadeed oo saa’id u qabow oona kali’ah
Ignore, toOgaal-diid
ImpactRaad ku reebid
Income SupportTaageeridda Dakhli
Indoor car parkMeesha baabuurta la dhigo oo gudaha ah
Industrial EstateDhul-ballaaran oo warshado leh
InfrastructureDhismo
Interministerial Committee to reduce Gov. BureaucracyGuddiga Wasiireed ee yareeya Xafiisyada Dowladda
Internet Architecture BoardGuddiga Habka loo sameeyo naqshadaha iyo dhismaha ee Internedka
Internet Engineering Task ForceHawl Fuliyayaasha Cilmiga injineer-nimada ee Internedka
It is arguedWaxa lugu dooday

 

J
Joint (drug)Daroogo
Joint (prison)Xabsi

 

K
KerbXakabadda waddada
Key Stage 1 and 2Marxaladda Muhiim ah ee koobaad iyo labaad
KeywordKalmad muhiim ah

 

L
Land ReformDib-u habaynta Dhul
LandlessDhul la’
Landless Workers MovementDhaq-dhaqaaqa Shaqaaleyaasha Dhul la’
Large LandownerQof Dhul balaaran leh
Leading the newsWarka hoggaaminaya
Leaner, meaner CompaniesShirkadaha Xayiisi iyo Bakhayl korsan ah
Legacy of the ApartheidDhaxalka Midab takoorka
Leisure CentreXarunta Waqtiga qofku firaaqada yahay
LGV (Light Goods Vehicle) see HGVBaabuurka qaada Alaab Fudud
Lieutenant GeneralGaashaanle Guud
Light WavesMawjadaha Dhexe
Lost and found (airport)Meesha alaabta luntay ee qof helay la keeno
Lost propertyHanti luntay
Lower Divisions or Basic DivisionsQaybinta Hoose ama Qaybinta Asaas

 

M
Master’s degree thesis (USA) see Doctor’s degreeTeeseka ee Shahaadada takhasus ah
MemberXubin
Membership agreementHeshiiska xubinimo
Membership increased tenfoldXubinimo toban-jeer korodhay
MeritocracyHab ku dhisan in jagada sare loo dhiibo qofkii awooddeda leh
Middle EnglandBartamaha Ingiriiska
Minor RoadWaddo Yar
Mob of dervishesDadka buuq iyo rabsho leh oo xubno walalaaha muslinka ah
Multicenter studyBaaris xarumo badan

 

N
National Science FoundationHeerka aasaas ah ee Cilmiga ee Qaranka
New Age Travellers (not gipsies)Socdaaleyaasha Da’da Joogta

 

O
OccupationShaqo
OddsTiro kisi ah
Of his ageDa’diis ah
OfficialsMasuulada
One-way systemHab dhinac keli ah
On the wholeGuud ahaan

 

P
Pelican Crossing see Zebra CrossingMeesha dadku waddada kaga tallaabaan
People who live in glass houses…Dadka ku nool guryo quraarad ka sameysan
Pierce, toDaloolin
Piercing (ears, nose, etc)Daloolis
Plateau effectNatiijo gabaabsi
Pledge to maintainBallan-qaad in lugu sii waddo
Post graduate levelHeerka warbarashada ka danbaysa shahaadada koowaad ee jaamacadda
Presidential Guest SpeakerKhudbo-jeediye Marti Madax-weyne
Promotions (sale)Xaraash
PropKu tiirsan
Prop TruckGaari-weyn oo Wax lugu tiiriyo
Provisional Drivers LicenceBatanta Ku meel-gaar ah
Public AwarenessAqoonsanaanta Bulsho
Pushchair (Stroller)Gaariga carruurta lugu riixo

 

Q
Quaint Old QuestionSu’aal Da’ah Oo qadiimi ah
Quote (quotation)Ka soo xigasho

 

R
Racially radical journalismSaxaafad Jinsi-ahaan Asaasi u ah
RainforestDuur roob badan
Raised the barSare u qaaday taxaddidka
ReceiptRasiid
Recycling Agency CopyNuqulka Wakaladda Dib-u warshadaynta
ReprintDib-u daabacid
Road-rollerWaddo dhuluubo

 

S
Sale see PromotionXaraash
SaneMiyir qaba
Scanned La baaray
Scuttle Cararid
SDLP – Scottish Democratic Liberal PartyXisbiga Xorta ah ee Dimoqraadiga ah ee Scotland
Seasoned recruitsXubnaha cusub ee khabiir ah
Secondary SchoolDugsiga Sare
SensibilityShucuur
SensitiveDareen badan
SettlementDegaan
ShowroomQolka wax lugu soo bandhigo
Shuttle Bus (airport)Baska Laba-meel ka dhex shaqeeya
SignificantMacna weyn leh
Siren VoiceCodka Seerida
SkidSibiibaxasho
Socially ExcludedBulshada Ka baxsan
Source Language see target languageLuqadda Asalka ah
Spy ManiaBasaas Ku waalli
Squander, undersell, spendKhasirid
StalemateBad-xirka shaxda
Stall the carBaabuurka daahi
StencilledQoraal iyadoo shay xarfo daloola leh la raacaya lugu sameeyay
Stiff Collars (regulated, set in his ways)Ad-adag
Stiff upper lip Put brave face, not show emotion, business as usualDibin sare oo adag
SwerveWeecasho
Synchronized swimmingDabaal isku-waqti dhacda

 

T
Target language (see source language)Luqadda shiishka
Teaching professionShaqada macallinnimo
Teaching staffShaqaalaha macallimiinta
Tea-Tree Oil as cream – is very commonly used for allergiesSaliid geed ka timaad oo lugu daweeyo alarjiyo
The Road to Hell is PavedDariiqa Cadaabtu waa Dhagaxaysan yahay
Thought-provokingFikrad laga xanaaqo
To bark up the wrong treeWax aan ahayn ku qaylin
To kill the goose that lays the golden eggsJoojin wax kuu dan ah
Toot, aDhawaaq
Top of the World, to be onAdduunka ugu sareeya
TrolleysGaari gacmaha lugu riixo oo afar-shaag leh
Truce MonitorsIlaaliyaasha Hishiis xabbad-joojin ah
Trying timesWaqti Tijaabo ah oo adag
Tutor TrainingTababar Macallin-khaas ah uu bixiyo

 

U
UnderlyingHoos yaal
Uniform CapKoofiyadda Yuunifoomka

 

W
Warehouses, depots or factoriesBakhaaro, bakhaaro ama warshado
What a drill could do to a kneecapWaxa uu dalooliye lafta jilibka ku samayn karo
White-Collar Workers (not manual labour) are expected to dress with a degree of formalityWorkers (not manual labour) are expected to dress with a degree of formality
White LiesBeen Cad
Word MarkErey Calaamadin
WorkforceShaqaale

 

Y
Youth CentreXarunta Dhalinta

 

Z
Zebra Crossing see Pelican crossingMeesha dadku waddada kaga tallaabaan