linguisthub logo

Somali Glossary – Health Options

for Public Service Interpreting

 

A
A & E (Accident & Emergency) Casualty at HospitalQolka gar-gaarka deg-degga ah
Abdominal pain (sharp, dull, cramp)Calool xanuun
AbscessMalax
AccumulateIsku urur
ACE Inhibitors (for High Blood Pressure)ACE ka joojiye(loogu talagalay dhiig-kar)
Acidic IndigestionBilaa dheef-shiid oo aaysiidh ku dhex jirto
AcquiredLa helay
AddictionCaadays
Adenocarcinoma Primary lung cancerKansarka sanbabka aasaasi
Adenoids and tonsilsQanjir iyo quman
ADH (Antidiuretic hormone)Hoormoonada kaadida yaraysa
AdmissionOgolaansho
AfterbirthDhalashada dabadeed
After-pains

see Braxton Hicks

Xanuuno dambe
Age LimitsXadka da’da
AgesDa’yaasha
AgoraphobiaCabsida banaanka laga qabo
AIDSCudur dilaa ah oo dhameeya difaaca jirka
AilmentJirro fudud
Airway impairmentDaciifinta wadada hawada
AlbuminBorootiinada milmi-kara eh dhiiga laga helo
Alcohol abuseIsticmaalka khaladka ah ee aalkoloda
Algologo Specialist in treatment of painTakhtarka dawaya xanuunka
Alimentary canalKanaalka cunnada
AllergenWaxa keena wax gaar ah oo jirku diido
AllergiesWax gaar ah oo jirku diido
Allowance for the Attendance of Special Education EstablishmentsLacagta Joogida Dhismaha Taclliinta Khaas ah
AlopeciaBidaarta
Alzheimer’s DiseaseXanuunka Alzheimer
Amalgam (Composite)Bir curiye macdan ah oo dareere ah
AmniocentesisIrbad ku soo saarista biyaha uur-kujiraha
Amniotic FluidBiyaha uur-kijiraha
AnaesthetistDhakhtarka ku takhasusay suuxinta
Anaphylactic shockFicil celin alarjiyo
AnaphylaxisFicil celin caadi ahayn oo walax
Anastomosis

see fistula

Xiriirka laba xidid
Angina PectorisLaab xanuun
Angiogram (or Angiography)Raajo ka qaadida xididada dhiiga
Ankylosing SpondylitisXanuunka iyo bararka kala goysyada jirka
Anorexia see BulimiaCunno diidid
AntenatalDhalashada horteed
Ante Natal care

see Pregnancy Book

Daryeelka dhalashada horteed
Ante-Natal ClinicDhakhtarka dhalashada horteed
Antepartum BedsSariiraha Dhalashada horteed
Anthrax Anthrax is the name of the bacteriaJeermis ka timaad timaha xayawaanka
Antibodies their production develops immunityBorootiin daafacda jirka
AntihistamineDawada joojisa alarjiyada
ArmpitKilkisha
Aortic valveQalab wadnaha kaqaada dhiiga
Aphasia (loss of speech after a brain disease)Aamusnaanta ka imata maskax xanuun
ApnoeaNaqas istaagis
AppendicitisXanuunka qabsinka
AreolaIbta naasta hareerkeeda
ARM (Artificial rupture of the membranes)Dillaaca dhab ahayn ee xuubka
ArthritisXanuunka kala goysyada jirka
ArthroscopyEegida Duleel xidhan
Artificial Respiration (see CPR)Neefsiga dhab ahayn
AsbestosWalax aan guban
AssessmentQiimeyn
Assessor (DSS)Qiimeye Asthma Cudurka neefta
Asthma attackNaqaska qabasho
Anonymous Testing Centres – ATCXaruunada Tijaabo ee magic la”
AtheromaXumaanshaha gidaarada halbowlayasha dhiiga
Athlete’s FootLugta ciyaar yahanka
Atopic EczemaCambaar ka imata alarjiyo
Atrial FibrillationGaraaca nidaam darran ee wadnaha
AtriumQolka sare ee wadnaha
Audiogram (Audiometer)

see Otoscopy

Qimaynta maqalka xariiqeeda
AudiometryQimaynta maqalka
Auditory nerveXididka maqalka
Autosome

see familial polyposis

Hiddo-wadayaal aan sheegeyn jinsiga
AwardedAbaalgudiye

 

B
Babies with jaundiceCaruurta qabta indha-caseeye
Baby BluesBuluga caruurta
Baby ClinicDhakhtarka caruurta
Baby colicCalool-xanuun daran oo caruurta
BacillusJermis ul u eeg
Background – Medical history

see Case History

Asalka caafimadka
Back passage (Rectum)Malawad
Balloon AngioplastyDawaynta Xididka
BandageFaashad
BariumCuriye Bireed oo cad
Barium enemaBiyo Curiye Bireed
BCG vaccineTallaalka cudurka qaaxada
Bed panBir-daawo sariireed
Bed railsBiraha sariirta
Bed Sores (or pressure sores)Cadaadis Kaar
Bed Wetting (enuresis)Sariir Qoyn
Belching (or burping)Daacid
Benefit for Specific RisksManfaca Khatarka gaar ah
BenefitsManfac
Benefits Agency (BA) (DSS dept. responsible for the administration of benefits)Wakaalada Manfaca
Benefits in kind (DSS) (sin. Benefits in Cash)Manfaca lacag caddaan ah
Benign

see malignant

Beer jilicsan
Benign Prostatic HyperplasiaBallaaridda Yar ee qanjirka kaadi-haynta
Benign Prostatic hypertrophyWeyneynta yare e qanjirka kaadi-haynta
Bereavement Tacsi
BileXammeeti
BilirubinDayrka midab-leh
BiopsyUnug xubin Kaqaadista
Birth ControlDhalmo-celin
Birth DefectCilladda dhalmo
Birth-MarkCalaamad qofku ku dhasho
Birth Record BookletBoogga Diiwaan gelinta Dhalmada
BismuthCuriye Bireed oo jariir ah
Black outMiyir-beelis
BladderKaadi-hayn
Blind spotInta isha ee aan arag iftiinka
BlistersBiyo-gelid
BloatingBarar
BlockageGuf
Blood-borne pathogensJermis dhiiga dhex socda
Blood clotXinjir dhiig
Blood ClottingDhiiga xinjiraya
Blood CountInta dhiig unug
Blood Glucose Monitoring SystemHabka Ilaalada Gulukooska Dhiiga
Blood PressureCadaadiska Dhiiga
Blood streamBiyomareenta Dhiiga
Blood testTijaabada Dhiiga
Blood & Urine SpecimensKaambiyoonada Dhiiga iyo Kaadida
Blood vesselHalbowlaha Dhiiga
Blurred visionArag aan fiicnayn
BMI (Body Mass Index)Tusmaynta Cufka Jirka
Body having to be transferredQof la werejinayo
BoilsFinan
Bone marrowDhuuxa lafta
Bonus for Reason of DisabilityGunno Sababtu ay tahay Curyaanimo
Bony SpinesLaf-dhabar
Booster (vaccine)Tallaal
Bouts of breathlessnessNeeftuuris
Bovine spongiform encephalitis (BSE)Xanuunka laga qaado hilibka lo’da
BowelsMindhicirada
Bow legs and knock kneesLugaha kala fidsan iyo jilbaha is qaraacaya
BracesSilgaha ilkaha
Brachial arteryHalbowlaha Dhiiga ee gacanta
Brain damageDhaawaca maskaxda
Brain nervous systemHabka Xididada ee maskaxda
Brain StemJirridda Maskaxda
Braxton Hicks ContractionsIsku soo uruurida Braxton Hicks
Breast CancerKansarka naaska
Breast feed, toNaas quudin
Breast feedingNaas quudinta
Breast ScreeningShaashada Naaska
Breech BirthDhalmo Ilmaha baridiisu soo horayso
Breech presentationDhigga Ilmaha ee baridisu soo horayso
BridgeBuundo
BrittleJabi og
Broken skinHarag Jaban
BronchioleXididada hawada ee qanjir lahayn
BronchitisXanuunka xididada hawada
Bronchogenic carcinoma lung cancer (affects smokers or non-smokers)Kansarka sanbabka aasaasi ah
BronchoscopyEegida xidida hawada qaada
BronchusXididida hawada
BruisingNabar
BSE (Bovine Spongiform Encephalopathy) see CJDXanuunka laga qaado hilibka lo’da
Buccal cavityQaybta afka ee carab iyo ilkuhu ku jiraan
Build upTartiib-tartiib u dhismid
Bulimia (Binge-eating)Aan unno kadharjin
BunionsBararka far-cageeda
BursitisBararka meel jirka ku taal
By-pass OperationQalin dhiiga dariiq gees ah la marayo
By-pass Operation (Heart)Qalin dhiiga dariiq gees ah la marayo (Wadnaha)

 

C
CaecumBorso yar oo labada mindhicir u dhexeysa
CaesareanKusoo qalid
Calculi (stones)Dhagax
CallusesMeelo adag oo jirka ku yaal
Calpol

(see paracetemol)

Dawada madax xanuun
Campylobacter enteritisXanuunka mindhicirka yar oo ka yimid jermis
Cancer of the CervixKansarka kurka ilma-galeenka
CannabisXashiishad
CannulaTuubbo Bannaan oo duleelka jirka la gasho
CAPD (Continuous ambulatory Peritoneal dialysis)Kala-soocida xuubta caloosha oo socda aanan adkeyn
CarcinogenWalax jirka u keeni karta kansar
Cardiac ArrestIstaagida Wadnaha
CardiologyDarsida wadnaha
Cardiomyopathy (Hypertrophic obstructive cardiomyopathy)Xanuun dabadheeraad ah oo wadanaha ku dhaca
Care at homeDaryeelka guriga dhexdiisa
Caries (tooth decay)Xumaanshaha iliga
Carpal boneLafta curcurta
Case historyTaariikhda arrin
Cash BenefitsManfac Lacag cadcad ah
CasualtyKhasaaro
Cataracts

(see lens of the eye)

Jiro birta isha gasha oo araga daciifisa
CatheterTuubbo duleel yar la gasho oo qaada biyo
Cell DamageDhaawaca Unug
CentilleXariiq tusaaya koritaanka ilmaha
Cephalic presentationSoo bandhiga madaxa
Cerebral palsyBaralaaysta maskaxda
Cerebrospinal Fluid (CSF)Biyaha maskxda iyo laf-dhabarta
Cervical painXanuunka luqunta
Cervical ScreeningEegida Luqunta
Cervical vertebrae (neck)

see lumbar vertebrae

Lafaha luqunta
CervixKurka Ilma-galeenka
Chapped or broken skinHarag dilaacsan ama jaban
Check up Baaris caafimaad oo guud
Chest cavityDuleel shafka
Chest infectionCudurka shafka
Chest TightnessShafka ishu dhagan
Chest X-rayRaajada shafka
Chickenpox see smallpox, measlesBus-bus
ChilblainFinan dhaxantu keento
ChildcareDaryeelida Carruurta
Child Benefit Manfaca Carruurta
Child MaintenanceDayac-tirka Carrurta
ChildminderCarruurta Ilaaliye
Children with learning disabilitiesCarrurta wax barashadu ku adag tahay
Children’s Home Orphanage or Boarding SchoolGuriga Carruurta
Child Support Agency (CSA)Wakaalada Masruufida Carruurta
ChiropodistQof yaqaan daaweynta lugaha
ChitosanFiitamiin Jirka Xoojisa
ChlamydiaJermis Fayrus u eeg
ChokeKu saxasho
CholangiographyRaajo marinta tuubbada xameetiga
CholecystectomyGoysta Kaadi-haynta xameetiga
ChondritisXanuunka ka yimaad dhagaax yar yar
Chorionic villus samplingTijaabo ka qaadida xididada xuubka ilma- galeenka
Cigarette smokingSigaar cabbid
Cirrhosis of the liverXanuunka ee unug samaynta ee beerka
Clearout (incision)Jaris
Clearout (2)Ka qaadid
CJD (Creutzfeldt-Jakob Disease) see BSEXanuunka laga qaado hilibka lo’da
Clavicle (collarbone)Kalxan
Claw FootLug ciddi fiiqan
ClearanceBanaynta
Cleft PalateDhab-xanagga oo fal tagay ah
Clinical PsychologistTakhtarka cilmi-nafsiga ee degan
Clip (to measure oxygen level)Cabbiraha heerka Curiyaha hawa ah
ClogGuleyn
CloningTaran unug
Club footQaab-xumada lugta
ClumsinessSirgaxanimo
CNS (Central Nervous System) consists of the encephalon (brain) contained within the cranium and the medulla spinalis (spinal cord)Habka Dhexe ee Dareemayaasha
Coarse hairTimo gawtiyo leh
CoccyxCuriyaha ugu hooseya ee laf-dhabarta
CochleaUnugga kor-u galoolan ee dhegta
Coil or IUD see Hormonal Intrauterine systemHabka Hoormoonada ilma-galeenka
Cold see InfluenzaDuray
Cold Sore

see Herpes simplex virus

Kaar qabow
ColitisXanuunka malawada ku dhaca
Collapsed lungSanbabka dumay
Collarbone (clavicle)Kalxan
ColonMalawad
ColonoscopeQalabka lagu eego malawada
Colonoscopy Visual exam of the colonBaarista malawada
ColostomyQalinta malawada
ColostrumDareereka Naaska dhalma dabadeed
Colour blindAan midabada kala saarin karin
Colposcopy Visual exam of the vagina and cervixBaarista siilka iyo kurka ilma-galeenka
Community Mental Health NursesKal-kaaliyaasha caafimaadka maskaxda ee bulsho
Community Mental Health TeamKooxda Caafimaadka maskaxda ee bulsho
Community MidwifeUmmuliso Bulsho
Community NurseKal-kaaliyaha caafimaad ee bulsho
Community Psychiatric NurseKal-kaaliyaha caafimaadka maskaxda ee bulsho
Concave & Convex LensesBikaacoyinka xoodan iyo tuur leh
Condom (Sheath)Salbatiibo
CongenitalKu dhashay
Congenital absence limbsMaqaanasho addimo uu ku dhashay
Consent FormFoomka u fasaxidda
Constant Attendance SupplementSiyaado Ka qayb gelitaan Joogto ah
ConstipationCalool-fadhi
ConsultantLa taliye
Contact LensesBikaaco ku taabanaya
ContinenceJoojin
Continence Nurse

see Incontinence

Kal-kaalyaha Joojiya
ContraceptionKahor-taga uur qaadidda
ContraceptiveKahor-tagaya uur qaadidda
Contributory SchemesKhidddka Keenaya
Contusions, bruiseJug Nabar
CornsGalleyo
Coronary Artery By-PassXididka Dhiiga wadnaha gees marid
Coronary By-passGees maridda Wadnaha
Coronary Heart Disease (CHD)Xanuunka wadnaha ee ka timaad xididada dhiiga oo xidhma
Coronary InsufficiencyDhiiga wadnaha taga oo naaqis ah
Coronary SurgeryQalinta lagu hagaajiyo socodka dhiiga wadnaha
Cot Death SyndromeXaaladda Geerida Caruurta Hurda
CPR (Cardiopulmonary resuscitation)Dib usoo neefisida wadnaha
Cradle Cap sin. Infantile seborrhoeic dermatitisXaaladda Caruurta ee wax cadcad madaxa kaga fadhiistaan
CrampMuruqgo’
CraniotomyQalid ku soo saarista qayb qalfoofka madaxa
CremationMeyd gubis
CRF (The Code of Federal Regulations)Shuruuca Xeerasha Dawladda dhexe
CRF’s (Case Report Forms)Foomamka War-bixinta Arrin
Crohn’s DiseaseXanuunka mindhicirka barariya
Crown (on tooth)Taaj
Crow’s feetLugaha tuke
Crush Injuries sin. Crush SyndromeIstaagidda Kelliyaha dhaawac wayn dabadeed
CrutchUsha curyanka
CT Scan (Computerised Tomography Scanning)Fiirinta Kumbuyuutarka adeegsata
Cut outKa jarid
CystBoog-hoosaad
Cystic FibrosisXanuun layska-fiirsado oo ku dhaca qanjir wax soo saara
Cystitis (inflammation of the bladder)Bararka kaadi-haynta
CystoscopeQalabka lagu eego kaadi-haynta
CystoscopyBaarista kaadi-haynta

 

D
DamageWaxyeello
DandruffAgool
Day CentresXarunta Maalinta
Day care centreXarunta Xannaanaynta carruurta
Day NurseryMeesha carruurta lagu xannaanayo maalinti
Day patientBukaan-socodka maalinta
Day HospitalsIsbataalada maalinta
D & C (Dilation and Curettage)Bararinta kurka ilma-galeenka
Death GrantDeeq Geeri
DefibrillatorUnug isku geeye
DelusionsKhayaal
DengueXummada Kaneecada laga qaado
Dependent children or their equivalentCarruurta Ku tirsan ama kuwa la mid ah
Dermatology (Skin)Caafimaadka haraga
Dettox (from drugs)Jermis celiye
Dettox (with methadone)Dawo xanuunka yaraysa
Development checksBaaris koritaan
Diabetes mellitusKaadisonkorow
Diabetic comaMiyir-beelka sonkorow
Diabetic PregnancyUur Sonkorow
DialysisKala-goysta qurub
DiaphragmMuruq kala teeda xabadka iyo calool-kujirta
DiarrhoeaShuban
DieticianDhakhtarka cunto qaadashada nidaamista
Diminished mobilityDhaqaaqa naaqusan
Disability AllowanceGunno Curyaanimo
Disability Living AllowanceGunno Maciisheed oo Curyaanimo
Disabled (invalid) PensionLacagta dawladdu siiso Curyaanka (Aan soconayn)
Discharge (from hospital)Fasaxid
Discharge (from wound)Sii-dayn
Discharge (from vagina)Ka imasho
Disease an objective condition for the physicianCudur
Dislocations, Sprains and StrainsKala-bixidada, Murgacashoyn, Cadaadisyo
District NurseKal-kaaliyaha Degmada
DiverticulitisBararka gidaarada cunto mareenka
DiverticulosisBarar mindhicirka ka soo baxa
DiverticulumBoorso yar oo ka soo baxda gidaarada cunto mareenka
DizzinessDawakh
Doppler StudyFarsamo ogaansho cudur Baaristeed
Down SyndromeCudur ka yimaad naadir fir-ah
DressingFaashad
DripTifiq
DrooDhareerid
DropletsDhibic yar
DrowsinessLulmo
Drug Prevention Advisory ServiceAdeega Talaysan ee Ka hortagga Daroogo
Dry SkinHarag Qallalan
DSS (Department of Social Security)Qaybta Amniga ee Bulsho
Due date (for birth)Taariikhda ilmaha la rajaynayo
Duodenal ulcerBoogta Duufka mindhicirka
Dust mitesQurub boor
Dutch capXuub ka hor-tagaya uur qaadidda
DysphagiaCudurka liqmo dhibaateeya
DysenteryJeermiska cudur ku dhaliya mindhicirka

 

E
Ear canalKanaalka Dhegta
Ear DrumXuubka dhegta dhexdeeda
Early DetectionOgaansho Hore
Early Retirement Pension (With Bonus)Lacagta Dawladda ee Hawl-gabka Hore
Early treatmentDaawayn Hore
ECG (Electrocardiogram)Baaris Fir-fircoonida korontada la-xiriira ee Wadnaha
EchocardiographyBaaris Fir-fircoonida wadnaha
Ectopic pregnancyKoritaanka Uur ku jireenka meel ka duwan ilma- galeenka
EczemaCambaar
EEG (Electroencephalogram)Xariiqa fir-fircoonida maskaxda
Elderly patientsJirranada duq ah
Electroencephalography also called EEGBaarista fir-fircoonida maskaxda
Emergency LineKhadka teleefoonka deg-deg
Emotional abuseQof ku xad gudub qiiro
Emphysema Hawada unuggada
EncephalitisBararka maskaxda
Endocrinology Hormones (Glands)Baarista Qanjirada iyo hoormoonada ka soo daata
Endoscopic surgeryQalin oo la isticmaalo qalab ifiima
EnemaDareere malawadda la mariyo
EngagementAlkunaan
EnlargedBallaaran
ENT (Ear, Nose & Throat)Dheg, San & Cunaha
Enteral feeding bottle studyBaarista dhalada Quudinta oo mindhincirka
EnteritisBararka mindhicirka yar
EntitlementXaq
EpiduralXuubka maskaxda dusheeda
EpisiotomyJeexidda unugada hareereya siilka
Erectile DysfunctionKicidda-guska aan sax ahayn
ErythrocyteUnug dhiigga cas
Eustachian TubeTuubbada xiriirisa dhegta iyo cunto mareeka
Evaluating organsQiimaynta unugada
ExtendableLa fidin karo
External EarDhegta dibadda
EyeballBu’da isha
Eye dropsDhibcaha isha

Eyelashes

Baalasha-isha

Eyelids

Isha-baalkeeda

Eye shield

Gaashaanka isha

Eye socketDaloolka ishu ay ku jirto

 

F
FailureGuul-darro
FaintingSuuxid
Familial Polyposis see autosomeCudur la iska fiirsado oo ah bararka mindhicirka
Family AssistanceGargaar Qooys
Family Case WorkerShaqaalaha Arrinka Qooyska
Family Medical History see case historyTaariikhda Caafimaad ee Qoyska
Family Planning ClinicDhakhtarka Qorshaynta Qoyska
Family SupportTaageeridda Qoska
Foetal DistressSaxariirka ilma-galeenka
FeverishQandhaysan
Filling (tooth)Buux
First AiderGar-gaaraha deg-degga ah
FistulaXiriirka sax ahayn ee laba unug
FitLadan
Flat FootLug Siman
Flat Rate Monthly BenefitManfac Biloodle Sicir-go’an
Flatulence (wind)Daaca-qurun
FleasDhuudhiyo
FloppyDabacsan
Flu and coldHar-gab iyo duray
Flu vaccineTallaal Har-gab
FlushesGuduudashoyn
Folic AcidFiitamiin kala goysa unugo
Follow up ConsultationsLa tashiyo Sii-wadid
FontaneleDalool Lafta madaxa uur ku jireenka
Food PoisoningCunno Sumayn
Foot to Mouth DiseaseCudurka laga qaado hilibka lo’da
Forceps DeliveryUmmulin la isticmaalo qalab bir-qabato u-eg
Formal Complaints BookBuuga Dacwadaha Rasmi ah
Foster FamilyQoyska ilmaha aysan dhalin koriya
FosteringKorinta
FracturesDilaacid
Fracture ComminutedDilaac yar yar
Fracture – compoundDilaac-furan
Fracture – greenstick (common in children)Dilaac aan dhammays-tirnayn
Fracture – impactedDilaac – Raadeysan
Fracture – stressDilaac – Cadaadis
Frames (glasses) Fareemka
Functional disorderJirro-sahlan shaqaynaya
Funeral Grant (one lump sum)Deeq Aas
Funeral PaymentBixin lacag Aas
Fungic InfectionCudurka Boqoshaa

 

G
Gall-bladderKaadi-haynta Xammeeti
GallstonesCufyo adag oo laga helo kaadi-haynta xammeeti
GarglesLuq-luq
Gastric ulcerBoog ee Caloosha
General AnaestheticSuuxin guud ah
General Social Security SchemeKhiddad Amniga Bulsho ee Guud ah
Gene replacement therapy Daawaynta baddalaada hiddo-wadaha
Genetic make upMidabka fir-ah
Genetic modified foodsCunnoyinka dib loo fir habeeyaye
Geriatric (Elderly People)Daaweynta dadka da’da ah
German Measles (rubella)

see Rash

Jadeeco Carruurta u gaar ah
GingivitisBararka Cirridda
Glandular feverXummada qan-jirrada
GlaucomaCudur keena indha beel
Glucose Tolerance testTijaabada Dulqaadka gulucoseka
Glue EarCudur darer dhegta dhex dhiga
Glue sniffingUrsashada xabagta
Goitre, goiterBararka qoorta
GonorrhoeaJabti
GoutCudur jirka ku kiciya aaysiidhada iyo milixda
GP (General Practitioner)Takhtarka Guud
GraftFaxal
Grant (eg. DSS grant)Deeq
Gratuitous TortureCiqaabid Bilaash ah
GriefTiiraanyo
GroinGumaar
GrommetsTuubbo bir ama caag ah oo dhegta la gasho
GUM ClinicDhakhtar Cirridka
Guthrie / PKU TestBaarista dhibic dhiig
Gynaecology (Reproductive system)Cudurada haweenk iyo daaweyntoda

 

H
HaematemesisDhiig matagid

Haemodialysis

Farsamada safaynta dhiiga

Haemoglobin Assay

Tijaabinta Walaxa unugada dhiiga cas

HaemophiliaCudur la iska firsado oo xinjiraya dhiiga
Hakim & Adams SyndromeCalaamadda cudur ee Hakin iyo Adan
HalitosisNeef ur
Hand-held urinalsQalabka kaadida ee gacanta lagu qaadi karo
HandicappedCuryaansan
HangoverWax-yeellaynta khamri cabbidda
Hare lipFaruur oo fal tagay ah
Hay Fever (seasonal allergic rhinitis)Qandho Caws
Head lice (nits)Injir
Health AdviserTaliyaha Caafimaad
Health AuthorityDawlada Caafimaad
Health CareDaryeel Caafimaad
Health CentreXarunta Caafimaad
Health ChecksBaaris Caafimaad
Health FeaturesXubnaha Caafimaad
Health InspectorKormeere Caafimaad
Health insurance Caymis Caafimaad
Health VisitorBooqde Caafimaad
Hearing AidMaqal Caymiso
Heart Attack Blockage in the coronary arteries, some of the heart muscle diesWadne Istaag
Heart diseaseCudur Wadne
Heart failureWadne Daciif
Heart ImagingMuuqaal Wadne
Heart MassageWadne Duugid
Heart is ‘Pounding’Wadnaha is “Garaacaya”
HeartburnLaab-jeex
Heel-prick testTijaabo cirib-mudid
Help to Family and Child SchemeKhiddadka Qoys iyo Ilma Caawin
HemiplegiaBaralaaysta jirka gees
Hepatitis in boundary layerCudur beerka ku dhaca ee xadka
Hepatopathy (liver disease)Cudurka Beerka
Herbalist Dealer in medicinal herbsFiqi-duur
HereditaryLayska-firsado
Hereditary DiseaseCudur Layska-firsado
Hernia – FemoralSheelo – Lafta bowdada la xiriira
Hernia – HiatusSheelo – Furan
Hernia – InguinalSheelo – La xiriira gumaarka
Hernia – UmbilicalSheelo – Ee xuddunta
Herpes (genital)Saxaax xuub bararka
Herpes simplexHarag ama xuub barar
Herpes simplex virusJeermis keena harag ama xuub barar
HiatusFuran
Hib vaccineHIB Tallaal
HiccupsHingoyin
High blood pressureDhiig-kar
High Density Lipoproteins (HDL’s) see Low Density LipoproteinsCufka sare ee Borootiin dhiiga laga helo
High turn over wardSaamiga isbeddelka sare ee shaqaalaha ama lacagta ee qayb-isbitaal
Hijacked cellUnug la af-duubey
Hinge jointsGuntin faseexad
HipMisig
HistologyBaarista dhismaha xubinada
HIVFayruuska hoos u ridda difaaca jirka
HIV TestBaarista Fayruuska ridda difaaca jirka
Home care Nurse (or worker)Kal-kaaliyaha guri dalyeelka
Home helpGuri caawin
Home visitsGuri booqasho
Hormonal Intrauterine systemHabka hoormoonada ilma-galeenka
Hormone Replacement TherapyDaaweynta Hoormoon Baddalaada
Hospice Isbataal
Hospital GownToob Isbataal
Host cellUnug marti-galiye
Hot FlushesGuduudashoyn kulul
HouseholdDadka guri ku-wada nool
Housing BenefitManfaca Guryeyn
Humanitarian Daily RationRaashinka Maalin kasta ee sama-fal
Human Papilloma Virus (HPV)Fayruus keena Feexoyn
Hypermetropia see MyopiaCudur araga dheereya
HyperthyroidismFir-fircoonida aadka ee qanjirka qoorta hoos yaal
Hypertrophic obstructive cardiomyopathyBararka Jid xire ah ee wadnaha
HypothyroidismDaciifka qanjirka qoorta hoos yaal
HypoYaraan

 

I
Ileostomy sin. Ileal ConduitQaybta mindhicirka ee kaadidu marto
Ileum (intestine)Mindhicir
Ill HealthCaafimaad Daran
Illness see Disease (depends on the subjective perception of the patient)Cudur
Immunization

see Booster

Tallaalidda
Immunosuppressant drugsDaawoynka jebiya difaaca jirka
Impetigo Contagious bacterial skin infectionHarag jeermis cudur ee lays qaadsiin karo
ImpotenceTabar darro
Incapacity BenefitManfaca Awood-darro
IncisionGoys Income Support Taageero Dakhli
IncontinenceJoojin karti lahayn
Indigestion Dheef-shiidmayn adag
InductionSababayn
Inflammatory Bowel DiseaseCudur Barariya Mindhicirka
InfluenzaHargab
Informed ConsentOgolaansho La war-geliyeye
In-growing toe nailCiddida far-cageed ee dib u koraysa
InhalersNeef bixiyayaasha
Inhaler (Blue – Reliever)Neef bixiyaha buluug ah ee rayseeya
Inhaler (Brown – Preventer)Neef bixiyaha boorka ah ee is hortaaga
InlayWalax bedala unug xun
Inner EarDhexda Dhegta
InpatientBukaan-socod dhakhtar yaal
Intensive Care UnitCutubka Daryeelka xoog ah
Inter costal muscleMuruqa Feeraha dhexdoda ah
Intestinal loopMindhicirka isku soo labtay
In the patient’s best interestDanta Bukaan-socodka
Intravenous treatmentDaaweynnta xididada dhexdoda
Irritable Bowel SyndromeCalaamad cudur ee Cun-cun Mindhicirka
Iron deficiency anaemiaDhiig yaraanta xadiidku ka naaqusan yahay
IschaemiaDhiig qul-qulid sax ahayn
IVP (intravenous pyelogram) (special kidney X-ray)Raajo Khaas ah ee kelida

 

J
Japanese EncephalitisBararka maskaxda ee Jabaaniiska
JaundiceIndha-caseeye
JawDaan
JawboneLafta daanka
JitteryWal-wal
Job CentreXarunka Shaqp
Job Seekers Allowance see unemployment benefitGunnada Shaqa Raadiyayaasha
JointGuntin

 

K
KetonesWax nool oo isku xiran oo baruurta yareeya
KetonuriaJoogitanka wax nool oo isku xiran oo baruurta yareeya kaadida dhexdeeda
Keyhole bypass surgeryQalliin aad u dalool yar oo dhiig mareenka badasha
Keyhole surgery see Endoscopic surgeryQalliin aad u dalool yar
KidneysKelliyaha
Kidney StonesDhagaaxda Kelliyaha

 

L
Laboratory TestBaarista Laabka
LabourShaqo
Larynx and PharynxUnuga codka iyo Tuubbada muruqaysa ee u dhexeeya cunno mareenka iyo lafta madaxa
Laughing GasNeefta gaaska ah Ee ka qoslisa dadka
Lazy EyeIl caajisan
Legionnaire’s diseaseCudurka Ciidamada
Length-wiseDhinaca dhararka
Lens of the eyeBikaacada isha
LeprosyJuudaan
Letter of referralWarqadda tixraac ah
Lice (louse)

see head lice

Injir
LifelongNolol leeg
LifespanMuddo nololeed
Lifetime Monthly BenefitManfaca Biloodle ee Qofka cimrigiisa
Lining (uterus)Dahaar (ilma-galeen)
Lip ReadDibin Akhrin
LithotripsyBur-burinta dhagaaxda kaadi-mareen gala
Live BirthDhalasho hadda socota
LiverBeer
Local Health CentreXarunta Caafimaad ee Gudaha
Local Practice NurseKal-kaaliye Xirfad ku shaqayn ee Gudaha
Locked-in syndromeCalaamadda cudur ee dhaawaca maskaxda ee jir dhaqaaqa goysa
Long Sight

see short sight

Arag Dheerid
Long Term Care (LTC)Taryeel Mustaqabal Fog
LozengesKiniinka la dhuuq-dhuuqp oo hargabka
Low density Lipoproteins (LDL’s)

see High Density Lipoproteins

Cufka gaaban ee borootin dhiiga laga helo
LubricateSaliideyn
Lumbar painLawya xanuun
Lumbar Vertebrae

see thoracic vertebrae

Lafaha laf-dhabarta ee ku yaal qaybta hoos ah ee dhabarka
Luncheon ClubUrur Qado
LungSambab
Lung TransplantTallalidda Sanbabka
LymphDareerka dhex yaal xididadda wax qaada
Lymph nodesBararo yar yar oo laga helo xiriirka xididadda wax qaada dhexdooda
LymphocytesUnugada dhiiga cad

 

T
Temporary absolute incapacityAwood-darro dhamays-tirran waqti go’an ah
TendinitisBararka seed
TENS MachineMashiinka xubinada danabaya oo daawaya xanuun
TerminationDhamayn
Tetanus (lockjaw)Teetano
ThalassaemiaCudur layska-firsado oo dhiiga ku dhaca
TheatreQolka qalliinka
Thorough check-upBaaris guud oo dhammaystiran
The Children’s Act 1989Sharciga Carruurta ee 1989
The Chronically Sick & Disabled Persons Act 1970Sharciga Dadka xanuun daba-dheeraada qaba & Dadka Curyaansan ee 1970
The Health Services & Public Health Act 1968Sharciga Adeega Caafimaad & Caaimaadka Bulsho ee 1968
The Mental Health Act 1983Shrciga Caafimaadka Maskaxda ee 1983
The National Assistance Act 1948Sharciga Gar-gaaridda Qaran ee 1948
The NHS & Community Care Act 1990Sharciga Adeega Caafimaad ee Qaran & Daryeelka Bulsho ee 1990
Thoracic Vertebrae see spinal cordRicirta Shafka
ThreadwormsDixiriyo dun u eeg oo mindhicirka wayne ee ninka ka beerma
Throbbing Headache Sharp, band likeMadax xanuun Garaac leh
ThrombosisCudur dhiig adag keena
ThrushCabeeb
TinnitusMaqalka shanqadh aan jirin
To discharge someoneQof sii deeys
Tobaccoism Intoxication caused by tobaccoTubaako qaadasho
Toilet (loo)Musqul
Toll (casualties)Khasaare
TonometerQalab lagu eego cadaadista qayb jirka ka mid ah
ToxocaraDixiri mindhicirka ku dhasha
Toxocara canisCudur eyda laga qaado oo dixiri ku beera mindhicirka
Toxocara catiCudur mukulaalada laga qaado oo dixiri ku beera mindhicirka
TracheaHunguriga-cad
TrachomaCudur daba-dheeraada oo la iska qaado oo indhaha
Transducer (or Transdutor)Qalab lagu badallo seenyaale
Transient Ischaemic Attack (TIA)Dhibaatada ka timaad wax-yeelka waqti go’an ah dariiqa maskaxda loo maro
Trapped WindNeef Dabinsan
Trauma and OrthopaedicsJaah-wareer iyo Daawaynta lafaha jabay
TreadmillQalab wax lagu dhaqaajiyo valve
TricuspidQalabka wadnaha dhiigu maro
Trigger foodsQarxin cunno
TriggersQarxin keena
Twin birthDhalmo mataan
Typhoid feverXanuun jeermis keeno oo ku dhaca dheefshiidka

 

U
UK Childhood Mortality RatesSaamiga Dhimashada Carrurta ee UK
Ulcerative ColitisBarar iyo boogta malawada
Unable to copeAan itaali karin
Unemployment Benefit (Job Seekers Allowance)Manfaca Shaqo-li’I
Unemployment Benefit (Scheme II) (Job Seekers Allowance)Manfaca Shaqo-li’I
Uninfected cellUnug wax aan qaadin
United Nations (UN)Qaramada Midoobay
Urinary System Habka Kaadida
Urine SpecimenKaambiyoone Kaadi
Urology (Kidneys)Baarista iyo Daawaynta Kelliyaha
Urticaria sin. Nettle RashFiriiric cun-cun leh
Ultra Violet A Rays (UVA Rays)Fallaar-ilays aan la arki karin ee A
Ultra Violet B Rays (UVB Rays)Fallaar-ilays aan la arki Karin ee B

 

V
VaginitisSiil barar oo cun-cun leh
Varicose veinsXididada dhiiga ee dheeraada, barara iyo qa- qaloocan
Vegetative StateXaalad Khudrad ku nool ah
Vena cava (Superior/Inferior)Labada xidid ee dhiiga ee bilaa curiye hawo ah ka qaada xididada kale
VentricleLabada qol ee hoose ee wadnaha oo leh jirid muruq oo adag
VerrucaeFeex
Violence and abuseRabsho iyo xad-gudub
Viral illness (illness provoked by a virus)Xanuun Fayruus ka yimaad
Virus (eg. Cold, herpes, hepatitis, glandular fever, HIV)Fayruus
Vision FieldGoobta Araga
Vitiligo Destroy pigment cellsCudur bur-buriya unugada midabka haraga
Voluntary Social Insurance SchemeHabka Caymista Bulshada ee Iskaa ah
Vomit projectile (shoots out)Gantaal matag

 

W
Walking Frame see bed panQaabaynta Socodka
Walking stickMatoobo
WardenIlaaliye
Warden-controlled propertyHanti uu Xukummo ilaaliye
WartFeex
Waters breakingBiyo jabaya
WeaningNaas ka-gurin
Wedding BenefitManfaca Aroos
Welfare BenefitsManfacyada Daryeel
Welfare foodCuntada Daryeelka ah
Well Man ClinicTakhtarka Ragga Caafimaadkooda
Well Woman ClinicTakhtarka Dumarka Caafimaadkooda
WheezingHinraagid
WhiplashDhaawac ku dhaca xididada jirka,lafta dhabarka
White cellsUnugada Cad-cad
White coat syndrome High Blood pressure only in presence of a doctor but normal otherwiseDhiig-kar dhakhtarka uuni keeno
Whooping CoughQiix-dheer
Widows PensionLacagta dawladda ee Carmaloynka
Wind pipeHunguriga-cad
WoundDhaawac

 

X
X-rayRaajo