linguisthub logo

Somali Glossary – Ministries

for Public Service Interpreting

 

A
AdmiraltyHeerka taliyaha sare ee ciidamada badda
Air MinistryWasaaradda Cirka
Attorney General at the Attorney General’s Office see Lord ChancellorQareenka Guud
Attorney General’s officeXafiiska Qareenka Guud

 

B
Board of TradeGuddiga Ganacsiga

 

C
Chamber of CommerceGolaha Gancsiga
Chancellor of the ExchequerMadaxa sare ee Khasnadda qaranka
Counsel of Ministers

see The Cabinet

Guddiga Wasiirada

 

F
First Lord of the AdmiraltySuldaanka Hore ee Talada sare ee ciidamada badda
Foreign OfficeXafiiska Arrimaha dibadda laga maamulo

 

H
HM TreasuryKhasnadda Boqoradda
Home OfficeXafiiska ariimaha gudaha laga maamulo
Home Secretary Secretary of State for the Home DeptWasiirka Arrimaha gudaha
House of Commons (Lower House)Golaha baarlamaanka ee sare
House of Lords (Upper House)Golaha baarlamaanka ee hoose

 

I
Inland Revenue DepartmentQaybta Dakhliga Gudaha

 

L
Lord ChancellorMadaxa sare ee Golaha baarlamaan ee hoose
Lord MayorCinwaanka Duqa London

 

M
Minister for AerospaceWasiirka Hawada sare
Minister for Transport IndustriesWasiirka Shaqoynka Gaadiidka
Minister without PortfolioWasiir Jaga la’
Ministry of EducationWasaaradda Tacliinta
Ministry of HealthWasaaradda Caafimaadka
Ministry of JusticeWasaaradda Caddaaladda
Ministry of LabourWasaaradda Shaqada
Ministry of Transport & CommunicationsWasaaradda Gaadiidka iyo Is-gaarsiinta
Ministry of Postal Services and TelecommunicationsWasaaradda Boostada iyo Is-gaarsiinta

 

P
President of the RepublicMadax-weynaha Jamhuuriyadda
Presidential Ministry Wasaaradda Madax-weyne
Prime MinisterRaysul-wasaare
Public Works DepartmentQaybta Shaqoynka Shacabka

 

S
Secretary of StateWasiir
Secretary of State for Foreign and Commonwealth Affairs Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Bar-waaqosooranka
Secretary of State for Education and ScienceWasiirka Tacliinta iyo Cilmiga
Secretary of State for DefenceWasiirka Difaaca
Secretary of State for EmploymentWasiirka Shaqada
Secretary of State for Social ServicesWasiirka Adeega Ee bulsho
Secretary of State for Trade and IndustryWasiirka Ganacsiga iyo Shaqada gaar ah

 

T
The Cabinet or City Council

see Counsel of Ministers

Golaha wasiirada
The ExchequerKhasnadda qaranka
The Foreign SecretaryWasiirka Arrimaha dibadda
Town ClerkGarraaniga Magaalada
Town Hall Xarunta dawaladda hoose
Trial courtsMaxkamadaha dadka lugu xukumo

 

W
War OfficeXafiiska Dagaalka