linguisthub logo

Somali Glossary – Technology

for Public Service Interpreting

 

A
Abnormal StatementBayaan Aan caadi ahayn
Access PathJidka Meel loo maro
According to forecast requirementsSiday noo sheegayaan waxyaabaha loo baahan yahay ee la saadaaliyay
Accreditation BodyUrurka Awood bixiya
Added valuesee Value-addedQiime lugu daray
AffiliateKu xirid
Aircraft stationsSaldhigga Dayuuradda
Aircrafts (e.g. C – 17 ; B – 2 “Spirit” ; B – 52 “Stratofortress” ; E – 3 Awacs (Sentry); F/A – 18 Hornet ; Stinger)Diyaaradaha
Allocation (telecomm.)U qoondayn
All OpticalDhamaan Araga ah
AmendmentSixid
Anti-freeze (car)Barafoobid ku lid ah
Apoplastic and SymplasticCaraysan iyo …
Application WindowDariishadda Isticmaalid
Approval (classification) Type approval of a component or equipment)Kala-saarid
Approval (2) (authorization)Ogolaansho
Approval CertificateShahadada Ogolaansho
Approval ProceduresHabka Ogolaansho
Approves regulationOgol xeer
Assigned frequencyLambarka mowjadda ee la siiyey
Assignee see licenseeQofka wax la siiyo
Audit BoardGuddi Xisaab hubinta

 

B
BackboneLaf-dhabarta
Backward compatibilityIsku dhigan karis Dib u noqod
Base StationSaldhigga
Base transceiver stationSaldhigga reedyow leh
Beer – AleBiir – Nooca la yiraa Ale
Beer – Lager Biir – Nooca la yiraa Lager
Beer – StoutBiir – Nooca Adag ee la yiraa Stout
Bending + Stretching (pitch shifter – performs this two functions)Leexin + Kala-bixid
Billing AddressCiwaanka Biilka loo diro
BoldWaadax ah
Brake Oil/Fluid (car)Saliidda/Dareerka Bareega (baabuurka)
Brake Pads / ShoesFaashadda / Kabaha Bareega
Broadband accessJidka deg-deg ah
Browse, toIska fiir-fiirin
Browserdaalaceeye
Bulletin BoardAlwaaxa Warka
Bulletin Board System (BBS) Habka Alwaaxa Warka

 

C
Calling cardsKaararka Wicidda
Call signs (telecommunications) Summadaha wicid
CancelBurin
CD-RewriterJiiro-digsi Dib-u qore
Cement MortarMooye Sibir ah
Charges and Licence feesUjroynka Dallacasho iyo Leysinta
Chat RoomsQololka Sheekaysi
Civil EngineeringCilmiga injineer-nimada Ee shacabka
Claims (Patents)Dalabo
Clear temporary filesSaafi ka dhig galalada ku meel-gaarka
Click here to register freeHalkan dhag-dhag ka sii si aad diiwaanka bilaash ugu gashid
CoatingDahaar khafiif ah oo rinji ah
CoolantQabowjiye
Common management tasksHawlaha maamulka ee caadi ah
Communications TrafficGaadiidka Is-gaarsiinta
Complementary Telecommunication ServicesAdeegyada Is-gaarsiinta Kammilaya
Concrete massCuf waaqici ah
ConsumerMacmiil
ContainersWeelal
Continue/AbortSii-wadid/Joojin
CookieBuskud
CopyrightXuquuqda daabacaadda
Copyright NoticeOgeysiiska Xuquuqda daabacaadda
Cylindrical ConduitTuubbo Dhululubo leh

 

D
Daily ReportsWar-bixinta Maalin kaste ah
Deactivated – disabled system is deadAwood-beelid
Decametric waves HF – High frequency SW – Short WavesHirrar toban mitir ah
Dedicated Account ManagersMaamulayaasha Xisaabinta lacagta U huray
DesktopMiis dul-yaal
DeveloperHorumariye
Digital switching exchangesIs-dhaafsiyada beddelasho ee lambaro-leh
Disclaimer NoticeOgeeysiis Inkirid
Disk arrayJiiro-digsi oo tira badan
Domain PointerTilmaame Dhul
Domain registrationDhul diiwaan gelin
DownloadSoo dhaadhicis
DriverDarawal
Driver card drivecard can also mean a unityKarka darawalka
DTP (Desktop Publishing)Wax daabicid oo la isticmaalo kumbuyuutar
DTP Adobe PageMakerQalab kumbuyuutarka la geliyo oo daabacaadda caawiya
DVD Cyber Navy (type of GPS – Global Positioning System)Nooc ka mid ah Habka Meelaynta Ee aduunka

 

E
Earth stationSaldhigga Ee dhulka
E-CommerceGanacsiga Internedka
Edit / RemoveSixitaan / Ka qaadid
Electromagnetic wavesHirrar Danab ku shaqeeya oo soo jiidasho leh
Electronic mailingBoostayn elektaroonig ah
Electronic mailing on demandBoostayn elektaroonig ah oo codsi badan
Emitter-coupled logicCilmiga baarista sida wax u dhici karaan oo la socdo bixiye
Empty Recycle BinFaaruqi Qashinka Dib-u warshadaynta
EndodermisDahaarka ugu hoose ee xayawaanka calool ku jir ah
EndorsementAyidaad
Enhanced services see value-added services (telecommunications)Adeegyo la xoojiyay
Enter / EscGelid / Baxid
EnveloperDaboole
EQL Advanced Magnetic TechnologyTig-noloojiyada Wax soo jiidashada Ee horumarsan
EquilateralDhinacyo is-le’eg leh
Equipment inputs, re-inputs or outputs from…Qalab gelid, dib-u gelid ama ka saarid …
Even coverageSoo-tebin war gooni ah oo simman
Experiments that relate toTijaaboyn la xiriira

 

F
Fault conditionXaalad cillad
Fertiliser spreadersCarro-nafaqeeye faafiyeyaal
Fixed-base stationSaldhig degsan
Flow RateSaamiga Qul-qul
Following language combinationsIsu-tagga luqadaha soo-socda
FWA (Fixed Wireless Access)Jidka Degsan Bilaa-silig ah

 

G
Generation numberLambarka dhalinta
Graphic DesignNaqshad Garaaf ku muujisan
GSM (Global System for Mobile Communications)Habka Aduunka ee Is-gaarsiinta Socod ah
GuestbookBuuga martida
Guide way (Telecomm)Dariiqa hage

 

H
HackerGoyste
HalogenCuriye aan bir ahayn
Helpful wizardsQalab kumbuyuutarka ku jira oo caawimo
Hertzian waves (telecommunications)Hirrarka raadiyaha laga isticmaali karo
Holder, holdership (entitlement)Hayste
Holder of the authorizationOgolaansho hayste
Home AppliancesQalab Guriyeed Homepage Bogga hooy ah
Horizontally omni-directional antennasAnteeno dhinac kaste wax ka soo qabata oo siman
HotspotsMeelo shidmaya
HTML (Hypertext Markup Language)Luqadda Kor-u qaadid Qoraal ee kumbuyuutarka lugu isticmaalo
Hydrostatic Rotor driveWadid Wareeg ah oo ka dhalata Isu- qiyaasidda dareere

 

I
IconSanam
Import DeclarationShaac ka qaadis Soo dejin
ImporterSoo dejiye
Imposition of sanctionsCuna-qabatayn dulsaarid
Indelible charactersXarafo aan la masixi karin
In-feed conveyorDib-dhex u gudbiye
Information HighwayDariiqa weyn ee Akhbaarta
Initial screenShaashada Hore
Inspection agreementsHeshiiska Baaris
Inspection and Supervision Baaris iyo Maarayn
Installation completed successfullyRakibid si fiican u dhammaatay
Installations (telecommunications) (see premises)Rakibid
Installing…Rakibaya …
Interactive TVTelefishin Isla-falgelid leh
InterfacingQalab yar-adag
ISP (Internet Service Provider)Internedka Bixiye

 

J
Junior systems analystBaaraha Habka Darajo hoose
Just a Click awayDhag-dhag kuu jira

 

L
Landowner (a large one)Qofka dhul balaaran leh
Legal NoticeOgeysiis Sharci ah
Liable to changeIsbeddel ku dhici karo
LibraryMaktabad
LicenceLeysin
Licence holderLeysin hayste
LicensedLeysin leh
Licensee see assigneeQofka leysin haysta
Licensing AuthorityDawladda Leysin bixisa
Licensing AuthorizationLeysin U ogolaansho
LinkXiriir
LoadingXammuul saarmaya
Local LoopTilmaam-bixin soo noq-noqod ah oo meel ku kooban
Login / LogonDhex gelid
LOW and HIGH vacuumFaaruqis Hoose iyo Kore

 

M
Machine (in your…) (IT)Mashiin
Maintenance ContractQandaraas Dayac-tir
Manufacturing tolerancesDulqaadyada wax soo saarka
Memory Aided Tools (eg. Trados)Qalabka Xasuus Caawin leh
Metal Mechanic Manufacturing IndustriesShaqoynka Birta Makaaniga Wax soo saarka
Microwave BackhaulDib-u rarka Mawjad
MIDI (Musical Instrument Digital Interface)Qalab kumbuyuutarka oo muusik loo isticmaalo
Mirrors (IT)Muraayad
Mobile PhoneTelefoonka gacanta
Money ConverterLacag Beddele
Multigigabit transport of informationGaadiid xooga oo akhbaar

 

N
Naming Authority or Registration Body(to register domain names)Dawladda Magacaynaysa
Network DatabaseMacluumaad Nidaam warbaahin oo isla- shaqeeya
NewsgroupIsu-tag war wadaag ah
Non-assignabilityHawl dir la’

 

O
On digitalLambar ku shaqaynaya
OnlineKhadka ku jira
Operating feeUjro qallin
Operation and Management (MOD – Maintenance, operations, diagnostics)Hawl fulin iyo Maamul
Order FormFoomka Dalab
Out-of-the-box productivityWax soo saar aad ah
OutputsKa saarid

 

P
Particulars of an assignment of a stationFaahfaahinta shaqo xilsaarka oo boosteejo Password Erayga sir ah ee lugu keli karo meel
Performance bondWarqadda caddaynaysa fulin hawleed
PLC (Programmable logic controller)Xukumaha cilmiga baarista sida wax u dhici karaan oo tilmaamaad lugu duubay
Point-and-click interfaceQalabka isu-xira fiiqidda iyo dhag-dhagta
Porous, by howDal-daloollo
Power-upQuwad kor-u qaadid
Pre-Fault WarrantyKafaaladda Cillad ka hor
Premises see InstallationsMeelo dhismo ah
Provide services to a end-userSiiya adeego qof isticmaalaya
Provision of serviceBixinta adeeg

 

R
Radio BroadcastingWar-faafinta Raadyaha
RadiocommunicationIs-gaarsiinta raadyaha
Radio & TV BroadcastingWar-faafinta Raadyaha iyo Telefishinka
Radio control (of toys)Aalad kaga shaqaysiin mashiin adigoo ka durugsan
Radio waves (telecommunications)Mawjadda raadyaha
Read-onlyAkhrin uun
RefractionLeexasho
Register / EnrollingIs-qorid
Registered UserIsticmaale Qoran
Registration FormFoomka Is-qorid
Regulating Agency Monitors compliance to regulationsWakaalada Xeerka bixisa
Regulation for Authorization and licensingXeerka Ogolaanshaha iyo Leysin siinta
Regulatory conditionsShuruudaha xeer ah
Remember PasswordXasuuso Erayga sirta ee meel lugu keli karo
Remote ControlAalad looga shaqaysiiyo mashiin adigoo ka durugsan
Removable diskSaxan laga goyn karo
Resource interchange file formatKhayraad Is-weydaarsi gal khiddad
Ring tones and logos Mawjada dhawaaqa iyo calaamadaha
RoundWareeg
RunOrod

 

S
Saddle BlockKoore Guf
Salvage stationsSaldhigyada duruf
Satellite BroadcastingWar-faafinta Dayax-gacmeed
Satellite TV Signal receiver stations for private useSoo qabtaha sawirka telefishinka Dayax- gacmeed
Scientific and technical developmentHorumarka cilmiyaysan iyo farsamada
Scope, within theFursad
Scrapping Dismantling of installationsIska-xoorid
Screen SlotsQaybaha Shaashada
Screen Wash (car)Muraayadda Mayrid
Sealing Eg. of equipmentsSijilaatayn
Search EngineQalabka Wax lugu raadiyo
SendDirid
Senior programmerQofka dejya barnaamijka kumbiyuutarka oo martabo sarreeya
Service contractQandaraaska adeeg
Set-upAasaas
Set-up boxSanduuqa aasaaska
Shelf LifeNolosha Marfishka
ShutdownXirid
Signal Processing Socodsiinta Seenyaale
Signalling Status (telecommunications)Heerka Seenyaalinta
SIM Card (subscriber identity module card)Kaarka telefoonka gacanta
SINAD Ratio (Signal plus Noise And Distortion)Saamiga Seenyaalka iyo Buuqa iyo
Sirgaxmidda
SiteGoob
SitemapKhariidadda goob
Small modelsNoocyo yar-yar
Software deployment and set-upAasaaska iyo horumarka cajalada kumbiyuutarku ku shaqeeyo
Specification standardsHeerka tilmaamo
Spreadsheets (Excel)Qalabka kumbiyuutarka ee macluumaadka
Spurious emission radiationShucaaca bixista been ah
Start of BusinessAasaas Ganacsi
Start-upAasaasid
Steel Alloy / Alloyed SteelBir Isku-qasid
Straw Walker Agriculture Machinery (crop machinery)Qalab mashiin ah oo beeraha lugu isticmaalo
SupervisionMaarayn
Supervision of, under theMaaraynta ..
Supervisory BoardGuddi Maaraynta
Supplementary SanctionsCuna-qabatayn Siyaado ah
Surveillance AuthorityDawladda Ilaalista
SurveyTira-koob

 

T
Technical SupportGargaarka Farsameed
Telephone ExtensionKhad Taleefoon oo gaar-ah
Telephone LicenseLeysinta Taleefoonka
Temporary possessionHaysasho ku-meel gaar ah
Tools & Die ShopDukaanka Qalabka
Tools BarMeesha qalabka laga helo ee kumbiyuutarka
Top-down testingTijaabinta kor laga soo bilaabo
Top-up card (mobile phones)Kaarka lacagta lugu korsado ee taleefoonka gacanta
To provide servicesAdeeg bixid
TraineeTababarte
Transmitters/Receivers Gudbiye/Soo qabte TriangularboardBoodh saddex-xagale
TrippedLa jillaafay
Trunked Mobile RadioRaadye Gacanta lugu qaato oo sanduuq ku jira

 

U
Unassembled (dismantled)Kala saar-saarid
UncoatedLaga dahaar qaaday
UninstallKa furid
UpgradeDallacsiin
UploadKorsiin
URL (Uniform Resource Locator)Khayraad Ogaadaha Aan beddelmayn
Utilization fee see operating feeUjrada ka-faa’iidaysi

 

V
Value-added common carrierXammuul-qaadaha caadi ah ee qiime lugu daray
Value-added NetworkNidaamka warbaahin oo isla-shaqeeya oo qiime lugu daray
Value-added Networks, privateHabka khaas ah ee isla-shaqeeya ee qiime lugu daray
Value-added Telecommunication Services (see enhanced services)Adeegyada Is-gaarsiinta ee qiime lugu daray
Value-added Service ProviderAdeeg bixiye qiime lugu daray
Value-added Services (enhanced services) Imply: “intelligent delivery of info. To subscriber” Eg.: Electronic docs. Interchange, view data.Adeegyada qiime lugu daray
VesselMarkab ama doon-weyn
Voice MailBoostada Codka ah

 

W
Water blank sampleSanbal caddaanka biyaha leh
Web DesignersInterned Naqshadeeye
WLL – Wireless local loopTilmaam-bixin soo noq-noqod ah oo meel ku kooban oo bilaa-silig ah
WindowsBarnaamij kumbiyuutarku ku shaqeeyo
Withdrawal, expiry, annulment or discontinuanceLa bixid, waqtiga-dhicista, nasakhid ama joojin
Work AgendaAjande Shaqo
World Time ZonesSoonaha Waqtiga Adduunka
WRAP angleXagalka duubid
WritableLa qori karo
WYSIWYG (What You See Is What You Get)Waxa aad heli waa waaxa aad arkaysid

 

X
XylemXubin alwaax ah

 

Y
YahooYahuu